Talyayaashii Madaxtooyada oo xilalkii lakala wareegay

Burintii M-xigeenka oo taagan ayay saraakiishii amniga Madaxtooyada la kala wareegeen masuuliyadii.

Talyayaashii hore iyo kuwa cusub si rasmi ah ayay xilka ula kala wareegeen maanta.

Karaash haduusan hadalkiisu saamayn lahayn in uu hadlo uma qurux badnayn oo bulshada ku hor ceeboobo.

Amar lama bixiyo haduusan fulayn xeerkaasaa qabtay M-xigeen Karaash.

Madaxweyne Deni,ayaa is badal ku sameeyay saraakiisha hogaamisa amaanka Madaxtooyada,waxuuna badalay Talyihii iyo ku xigeenkiisii ilaalada,taasoo si weyn uu uga hor yimid M-xigeenka Axmed Karaash.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading