Booliska Puntland oo tayadooda kor loo qaadayo

Taliska Qeybta Booliska Gobalka Mudug Muumin Cabdishire ayaa Kormeer ugu tagay Ciidanka Qeybta Booliska Galkacyo oo Tababar uga socdo Xerada Xorgoble.

Muumin Cabdi shire Oo ah Taliyaha qaybta booliska gobolka mudug Ayaa dhiirigalin ugu Tagay Ciidanka Ku Xareysan Dugsigaasi Wuxuuna faray inay Casharada lasiinayo Sifiican u bartaan waajibkooda shaqona gutaan

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading