Talye Saldhig oo lagu weeraray Bosaso

Talyihii Saldhiga Booliska Nuur Salaad iyo qof shacab ah,ayaa lagu weeraray Masjidu Faaduma Bosaso salaadii Jimce kadib.

Dgaawac,ayaa soo gaaray Talyaha iyo qofka shacabka ah.

Sidoo kale Laba Habeen ka hor,waxaa la dhaawacay Garsoore ka tirsan Maxkamada Darajada koobaad ee Bosaso.

Amaanka Bosaso wax weyn,ayaa iska badalay Dowladuna shaqo xoog leh ayay ka gashay,inkastoo dhscdooyin dhacaan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading