Waxaa maanta uu badalay Madaxweyne Farmaajo Talyihii ilaalada Madaxtooyada Soomaliya Ibraahim Sh. Muxyidiin,iyadoo Xilkaas loo magacaabay Col. Axmed Maxamed Af-cadey Oo Horey u ahaa Talyihii Madaxtooyada Xiligii Shariif Shiikh Axmed
Taliyaha xilka laga bedelay Ibraahim Shiikh Muxyadiin ayaa mar soo noqday Madaxa Paratocol-ka Madaxweynihii hore, waa nin ay aad isugu dhowaayeen Xasan Sheekh.
Madaxweyne Farmaajo ayaa horey isbadal ugu sameeyey Agaasimihii madaxtooyada iyo xubno kale.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.