Talyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan,ayaa lagu Amray in uusan wax dhaq-dhaqaaq ah sameyn karin ilaa amar dambe.

Taleleefoonka,ayaa laga soo wacay loona sheegay in shaqo joojin lagu sameeyay ilaa amar dambeTalye Mahad,sida ay xaqiijiyeen ilo amni.

Amarkaas,ayaa waxaa bixiyay Madaxweyanaha Somaliya Mohamed Cabdullahi Farmaajo

Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.