Talyihii Booliska Jabuti oo Xabsi Guri la geliyay

Ilo wareedyo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa xaqiijiyey in Taliyaha Booliska Col.C/lahi Cabdi la galiyey Xabsi Guri.

Sababta loo galiyey xabsi guriga ma cadda ilaa iyo hada.

Waxaa kale oo aan caddayn cidda bixisay amarka lagu xiray taliyaha.

Warku,waxuu kaloo tibaaxayaa in isna xabsi Guri la geliyey Wasiirkii hore Boode Rooble.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading