Talyihii Ciidamada Eretereya oo la dilay

Waxaa la dilay Jeneral Abraham Tadhase oo ahaa taliyihii Guud ee Ciidanka Eritrea.


Jeneralka,ayaa lagu dhex toogtay Magaalada Humeera waxaana Toogtay Nin xirnaa dirayska Ciidanka Ethiopia.

Ilo lagu kalsoon yahay,ayaa sheegaya in ay dilka Jeneralka ka danbeeyeen Xoogaga TDF.

Dilka Jeneralka kadib,waxaa dagaal xoogan dhex maray Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Eritrea.

Dagaalkaas,ayaa,waxay Labada dhinac ku lumiyeen Ciidan aad u tiro badan oo labada dhinac ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading