Talyihii Ciidamada Kenya Ee Shil ku Geeriyooday oo lagu aasay Deegaankiisii

Taliyihii Ciidanka Militariga Kenya,Jeneral Francis Ogola oo geeriyooday Khamiistii 18-kii April, ayaa maanta lagu aasayaa hoygiisa oo ku yaala Degmada Siaya ee Galbeedka Kenya.

General Ogola,ayaa ku dhintay Shil diyaaradeed, kaasoo ka dhacay deegaanka Kabem, Elgeyo Marakwet ee dooxada rift.

Meydka Jeneraalka,ayaa soo gaaray Gobolka Ng’iya ee Ismaamulka Alego Usonga waxaana la geyn doonaa Dugsiga sare ee Senator Obama halkaas oo lagu qabanqaabinayo xuska ka hor inta aan maanta la aasin.

Munaasabad aaska ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ciidamada cirka.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading