Talyihii Ciidamada milatariga Fadaraalka Soomaaliya oo iscasilay

Warar goor dhaw na soo gaaraya Muqdisho, ayaa sheegaya in uu is casilay taliyaha ciidamada Milatariga ee dawlada Fadaraalka Soomaaliya Jen. Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid),

Talye Cirfiid ayaa maalin ka hor booqasho ku gaaray Deegaanka Bariire oo dhawaan ay ciidamo ka tirsan dawlada fadaraalku ku xasuuqeen dad shacab ah.

iscasilaadiisa ayaa ka danbaysay sida aan xogta ku helayno isfahan waa soo kala dhexgalay isaga iyo madaxda sare ee dawlada Fadaraalka Somaliya.

Iscasilaada Talye Cirfiid ayaa ku ah dawlada Farmaajo dharbaaxo xoog leh oo wajiga uga dhacday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading