Talyihii Ciidanka Taraafikada Fadaraalka Soomaaliya oo Muqdisho ku Geeriyooday.

Alle ha u naxariistee Waxaa magaalada Muqdisho Xalay ku Geeriyooday Taliyihii Ciidanka Taraafikada Soomaaliya Cali Maxamuud Cali oo mudooyinkaan ku xanuunsanayay G/Banaadir.
 
Marxuumka ayaa sanadihii dambe la daala-dhacayay Xanuuno soo wajahay waxaana mar xaalad caafimaad loogu qaaday dalka Hindiya.
 
Sdioo kale Marxuumka ayaa markii uu dalka dib ugu soo laabtay mar kale loo magacaabay Talyaha Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Fadaraalka Soomaaliya.
 
Xildhibaano, Wasiiro iyo xubno kale oo ka tirsan Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Aaska Marxuumka oo loogu Sameeyay Magaalada Muqdisho.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading