Talyihii hore Ee Ciidamada Birmadka Gobolka Mudug oo goor dhawayd la dilay

Cabdirashiid Xasan Xaashi (Gebigebi),ayaa goor dhawayd lagu dilay Magaalada gaalkacyo.
 
Gebigebi,ayaa waxaa toogtay Dabley hubaysan salaad Cirshe kadib  xiliga Geeska Africa.
 
Ilaa iyo hada ma cada cida ka danbaysay dilka Gebigebi,balse waxaa dilalkan oo kale fulin jiray ururka argagixisada Alshabaaab.
 
Gebigebi ayaa soo noqday talyihii Ciidamada Birmadka Gobolka Mudug.waxuuna ka mid ahaa saraakiisha muhiimka u ah Puntland.
 
Xaalada amaan ee Mudug,ayaa soo kabanaysay mudooyinkan danbe,iyadoo ay yaraadeen dilalkii iyo qaraxydii ka dhici jiray halkaas.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading