Talyihii ilaalada madaxtooyada fadaraalka Oo xilkii laga qaaday

Talyihii Ururka 60aad ee ciidanka Ilaalada Madaxtooyada fadaraalka G/sare Axmed Maxamed Cali (Afcadeey). ayaa xilkii laga qaaday.
 
Xil ka qaadista lagu sameeyay Taliyaha ciidanka ilaalada Madaxtooyada ayaa salka ku heysa ciidankii Koofiyada casta ee ilaalada u ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka ee shalay gudaha u galay xarunta Baarlamaanka.
 
Ciidankii katirsanaa ilaalada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa la sheegay in amar diido ku sameeyeen saraakiisha ciidanka Milatariga gaar ahaan Taliyaha ciidanka iyo Abaanduulaha kuwaa oo damcay in ciidabkaasi ka saaraan xarunta Baarlamaanka.
 

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading