Talyihii ilaalada Madaxtooyada oo hawlgal ku dhintay

Allaha u naxariisto Taliyihii Ciidanka Madaxtoyada Puntland G/Sare Cismaan Cumar Maxmed (Cismaan Itoobiyaan) ayaa ku dhintay Howlgal Ciidamada Puntland ka sameeyey Warshada Kabista oo maleesho mudo haysatay ay ciidamadu saaka ka qabsadeeen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading