Talyihii Saldhiga Qardho iyo ku xigeenkii Qaybta oo shaqadii laga joojiyay

Shaqadii,ayaa laga joojiyay Talyihii Saldhiga Booliska Qardho Cumar Hiirad Kaatun iyo Talye xigeenkii Qaybta Karkaar Jaamac Cismaan ee dhalinyaradii xiliga habeenimada cawaynaysay kula kacay falkii waxashnimada ahaa 8-dii bisha.

Sida warku sheegayo waxaa xigi doonta shaqa ka joojintan Maxkamadayn iyo xilka qaadis.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading