Tareenkii u horreeyay ee alaab ka qaada Turkiga oo u shiraacday Shiinaha (VIDEO)

Tareenkii ugu horreeyay ee alaab ka qaada dalka Turkiga, una socda dalka Shiinaha ayaa ka shiraacday magaalada Istanbul.

Tareenkan ayaa waxaa uu ku safri doonaa masaafo gaareysa 8,693Kms, waxaana uu isaga kala gudbi doonaa labo qaaradood, labo badood iyo shan wadan.

Sidoo kale waxaa uu socon doonaa 12 maalmood oo uu Shiinaha ku tagi doono.Tallaabadan ayaa waxay kor u qaadeysa ganacsiga u dhaxeeya Shiinaha iyo Turkiga, iyo wadamada kale ee Yurub.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading