Tartanka ciyaaraha Gobalada Puntland oo hakad uu kuyimid

Tartanka ciyaaraha Gobalada Puntland oo maalmihii ugu dambeeyay ka soconayay magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa hakad ku yimid, kaddib cabasho ay muujiyeen xulalka Gobalada Cayn iyo Gardafuu.

Ciyaar dhexmari laheyd xulalka Mudug Vs Gardafuu iyo Karkaar Vs Cayn, oo ka wada mid ah Group-ka (B), ayaa dib loo dhigay ilaa 11 bishan August, kaddib xulalka Labada Gobal ee Cayn iyo Gardafuu ay sheegeen in aysan dheeli karin, ayna u naahan yihiin nasasho.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading