Tartanka Ciyaaraha Gobalada Puntland oo maanta dib uga bilaabanaya Garoowe

Tartanka Ciyaaraaha Gobalada Puntland ayaa maanta dib uga bilaabanaya garoonka Mire Awaare ee magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland, kaddib markii uu hakad ku yimid sabtidii shalay aheyd, ayna cabasho muujiyeen xulalka Gobalada Cayn iyo Gardafuu, kuwaas oo kamid ah Group-ka (B).

Xulalka Gobalada ku jira Group-ka (A), ayaa dheeli doona, waxaana ciyaarta kowaad isku arki doona xulalka Sanaag Vs Nugaal, halka ciyaarta labaad ay wada dheeli doonaan xulalka Gobalada Sool Vs Haylaan.

(Si toos ah ugala soco Idilnews/IdilTv ciyaaraha).

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading