Tigreega Oo gacanta ku dhigay Deegaamadii Amxaarada ay ku muransanaayeen

Afhayeenka Kooxda TPLF, Getachew Reda oo la hadlay Wakaalada wararka ee Reuters,ayaa sheegay in Ciidamada Tigreegu ay gacsnta ku dhigeen Korem iyo Magaalada Weyn ee Alamata.

Maamulka Amxaarada,ayaa xaqiijiyay sheegashadaas,balse waxay ku doodayaan in ay iyagu iskood uga soo baxeen.

Tigreega oo weerarka lahaa,ayaa umuuqda in guulo deg-deg ah ka gaaray durba dagaalka.

Deegaamada Tigreegu ay gacanta ku dhigeen,ayaa ah kuwo ay horay ugu muransanaayeen iyaga iyo Amxaarada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading