Tigreega oo guulo ka gaaray dagaalkii Buuraha Canfarta

Buuraha istiraatiijiga ah ee Deegaanka Canfarta gaar ahaan Soonka-4,waxaa ka dhacay dagaal xoog leh Galabtay.

Dagaalka,ayaa udhaxeeyay Ciidamada TPLF iyo Ciidamada huwanta ah.

Ciidamada TPLF,ayaa dagaalkaas Galabtay guulo ka gaaray waxayna la wareegeen qaybo ka mid ah Buuraha lagu dagaalamay.

Ilaa hada Tplf is la jabiyo iskadaayee waxaa laga hor istaagi la’a yahay in ay furimaha dagaalka horumar ka sameeyaan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading