Tigreega oo laga joojiyay Miisaaniyadii Dowlada Dhexe

Maamulka Deegaanka Tigreega waxaa laga joojiyay miisaniyadii Dowladda dhexe uga imaan jirtay.

Sidoo kale Dowlada Dhexe waxay joojisay dhamaan wada shaqayntii ay la lahayd Maamulka Tigreega.

Laba maalmood kahor,ayaa Maamulka Tigreegu ku dhawaaqay in aysan qayb ka ahayn Dowlada Fadaraalka ee Adis,iyagoo ku cuskaday in xiligeedii dhamaaday.

Go’aamada kasoo baxay Dowlada Fadaraalka Itoobiya ee ka dhanka ah Tigreega ayaa looga gol leeyahay in cadaadis lagu saaro.

Jibril Qoobey .


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading