Tigreega oo markale Maxaabiis ay qabteen soo bandhigay

Tigreega,ayaa markale soo bandhigay Ciidamo sida ay sheegeen ay ku qabteen dagaaladii ugu danbeeyay ee dhexmar iyaga iyo Dowlada Abiy.

Dagaalo cul-culus,ayaa ka socda Laba jiho oo Gudaha Deegaanka Canfarta ah,sida wararka laga helayo Deegaamadaas ay sheegayaan.

Jihooyinka dagaaladu ka socdaan,ayaa kala ah Metehara oo aad ugu dhaw wabiga Hawasha iyo Mille goob udhow oo duleedkeeda ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading