Tigreegii oo iskaga baxay Golayaasha Dowlada Dhexe

38-Xildhibaan oo ku matala Baarlamaanka Fadaraalka Deegaanka Tigreega waxay si buuxda uqaateen amarkii maamulkooda kamana soo qaybgalin kulamadii Golayaasha,marka laga saaro Gabadhan oo iyadu soo xaadirtay.

Gabadhan oo dhagaha ka furaysatay baaqii maamulka Tigreega,ayaa tan iyo shalay waxay la kulmaysaa weeraro iyo aflagaado kaga imaanaysa Shacabka Tigreega.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading