Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa soo bandhigay xogta liiska hordhaca ah ee dadkii iska diiwaangeliyay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn.
Guddiga ayaa sheegay in Wadarta dadka iska diiwaangeliyay 3 degmo ay tahay 46,187.
- Qardho:
Tirakoobka Guud ee Dadwaynaha Qardho: 181,681
Tirada dadka ka wayn 18: 69,039
Dadka sida saxda ah iskaga diiwaangeliyay Qardho: 24,921
- Eyl:
Tirakoobka Guud ee Dadwaynaha Eyl: 148,611
Tirada dadka ka wayn 18: 56,472
Dadka sida saxda ah iskaga diiwaangeliyay Eyl: 11,364
- Ufayn:
Tirakoobka Guud ee Dadwaynaha Ufayn: 57,095
Tirada dadka ka wayn 18: 21,696
Dadka sida saxda ah iskaga diiwaangeliyay Ufayn: 9,902.
Xogta oo faahfaahsan oo loosii kalaa jajabiyay lab, dhedig iyo da’da dadka isdiiwaangeliyay kaga bogo sawirada hoose.





Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.