Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka karoonaha ee laga helay Soomaaliya.
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,906
o Laga Helay: 242
o Somaliland: 111
o Puntland: 75
o Koonfurgalbeed: 16
o Hirshabelle: 12
o Galmudug: 11
o Jubbaland: 10
o Banadir: 7
o Lab: 127
o Dhedig: 115
o Dhimasho: 14 (Somliland:10, Galmudug:2 Banadir:2)
o Bogsashada: 67
Tirada Guud ee Laga Helay: 13,079
Bogsashada Guud: 5,411
Dhimashada Guud: 668
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.