Tiro Askar ah oo laga laayay Ciidamada Israa’iil

Israa’iil,ayaa Talaadada maanta ah sheegtay in 24 askarteeda ah looga dilay Marinka Qasa, halkaasi oo ay kula dagaalamayaan ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta.

Waa mid ka mid ah maalmihii ugu xumaa ee soo mara ciidamada Israa’iil tan iyo markii uu bilowday olalaha ay Israa’iil sheegtay in ay ku ciribtireyso kooxda Xamaas.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading