TOOS U DAAWO: Dabaal degga Xuska 1-da Luulyo oo ka socota Stadium Koonis

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, Safiirada dalalka Caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda.

Kooxaha kala duwan ee Fanaaniinta ayaa ku sugan, sidoo kale Ciidamada kala duwan ee qalabka sida ayaa ka qeyb galaya.

Toos u daawo Munaasabadda Xuska 1-da Luulyo.

 

 

 

Halkan ka daawo muuuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading