TOOS U DAAWO: Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa haatan ka bilaabatay xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Garoowe, iyadoona ay ku tartamayaan  Saddex Musharrax oo kala ah;

Xildhibaan Cabdijamaal Cismaan Maxamed,

Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Dhahar)

Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading