Waxaa goor-dhaw ka bilowday magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle dhageysiga khudbadaha Musharixiinta kuraasta Aqalka Sare ee BJFS ku leeyahay Dowlad Gobaleedka Hirshabelle.
Kuraastan oo ah 8 kursi ayaa waxaa ku tartami doona 25 musharax, kuwaas oo uu kamid yahay Muuse Suudi Yalaxow, oo difaacanaya mid ah kuraasta Senatorada oo uu horey ugu fadhiyay.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.