TPLF oo qaadacday xabad joojintii uu ku dhawaaqay Ra’iisul Abiy

TPLF ayaa diiday oo qaadacday xabad joojinta halka dhinaca ee xalay ay ku dhawaaqday dowlada Abiy.

Ciiidamada weli kusii harsan Deegaankooda ayay ugu baaqeen in ay si nabad ah isku dhiiban.

TPLF waxay kaloo gacanta ku dhigeen Magaalada muhiimka ah ee ku taal Xuduudka ay Sudan la wadaagaan Humera.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading