Trump oo baabi’inaya Waaxda Waxbarashada Fadaraalka

Madaxweynaha Maraykanka, waxa uu baabi’iyay Waaxdii Waxbarashada Fadaraalka gebi ahaanteed.

Trump,waxa uu sheegay in Waxbarashada loo daayay DG,Magaalooyinka iyo Qoysaska.

President Trump Signs Executive Order to Eliminate the Department of Education

“Closing the Department of Education would provide children and their families the opportunity to escape a system that is failing them.” President Trump.

Talaabadan oo kale,waxaa ubaahan in ay qaado Somaliya oo la baabi’iyo Wasaarada Waxbarashada Fadaraalka,sababtoo ah looma baahna.

Waxbarashada,waxaa iska leh DG iyo Degmooyinka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading