Trump oo ka badbaaday weerar isku day Dil ah

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa lagala orday masraxa isu soo bax ka dhacay magaalada Butler ee gobolka Pennsylvania ka dib markii la maqlay dhowaqa rasaas.

Trump,ayaa soo bandhigayay Shaxda tirada Dadka muhaajiriinta ah ee ka soo gudbaya xadka markii ay billaabantay maqalka dhawaqa rasaasta.

Waxaa si deg deg ah isugu gadaamay saraakiisha ilaalada Secret Service, kuwaas oo kadib kala cararay masraxa, ayada oo dadweynihii goobta isugu yimid ay qeylinayeen.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading