Trump oo ka dhabaynaya Qorshihiisii Qasa

Trump qorshihiisii rarida reer Falastiin,waa ku dhaqaaqay,waxa uuna uyeeray Madaxdii Carbeed ee kala Shaqayn lahayd.

Hada,waxaa la jooga Boqorka Jordan,waxaa imaan doona Sisi-ga Masar iyo Boqorka Sacuudiga.

Kulamadaas kadib,ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa halka loo rarayo Falastiniyiinta.

Wadamada loo rarai doono ee uu Afka ku dhuftay Trump,waxaa ka mid ah…

1.Urdun.
2.Masar.
3.Meelo kale.

Sida muuqata Trump,waa ka dhabaynayaa hindisihiisa mana jirto cid uu ujoojinayo,waana ka furaystay Dhagaha Qaylo walba oo yeeraysa.

Madaxda Carbeed ee Laba Wajiilaynayay maraduu ka fayday si cadna,wuxuu ugu amray in ay ka Shaqeeyaan fulinta qorshihiisa.

Qaabka uu ula qabtay Shirka jaraa’id Boqor Cabdalla ah Urudun iyo Erayada uu ka hor yiri,waxay muujiyeen in Qowmiyada Carbeed laga adkaaday si dhamaystiran.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading