Trump oo loo Caleemo saarayo Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Ee Madaxweynaha

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump oo mar kale u tartamaya doorashada madaxtinnimada,ayaa Isniinta maanta ah dib ugu laabanaya ololihiisa doorashada kadib markii uu ka badbaaday isku day dil maalintii Sabtidii.

Dhinaca kalena shirkweynihii xisbiga Jamhuuriga ee lagu caleemi saari lahaa Trump ayaa caawa fiidka ka furmaya magaalada Milwaukee ee gobolka Wisconsin.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading