Trump oo Maanta la saarayo Maxkamad markale

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la geynayaa maxkamad ku taalla magaalada Miami ee gobolka Flordia, isaga oo wajahaya 37 dacwadood ah oo la xiriira in uu si khaldan u maamulay dukumintiyo sir ah oo ay leedahay dowladda Mareykanka.

Amniga magaalada Miami ayaa aad loo adkeeyay.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading