Trump oo shaki galiyay baneynta Aqalka Cad, hadii laga guuleysto

Donald Trump ayaa doonaya in Maxkamadda Sare ee Mareykanka ay soo farageliso tartanka madaxtinnimada isagoona sheegay in gobalad qaar lagu shubtay codadka.

Trump ayaa yiri: tani waa ku shubasho weyn ayay u tahay dalkeenna. Waxaan dooneynaa in sharciga loo adeegsado si habboon. Waxaan aadeynaa Maxkamadda Sare.

Trump ayaa intaas ku daray “Waxaan dooneynaa in la joojiyo dhammaan codbixina.”

Trump ayaa khudbad uu ka jeediyay Aqalka Cad wuxuu sheegtay inuu ka guuleystay Joe Biden. Go,aanka doorashada Mareykanka ayaa lafilayaa in dhawaan lagu dhawaaqo iyadoo inta badan loo soodaalinayo in Joe biden uu guuleystay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading