Turkiga oo udigay Muwaadiniintiisa ku sugan Maraykanka

Wasaarada Arimaha dibada Turkigu waxay uga digtay muwaadiniinteeda in ay ka fogaadaan goobaha mudaaharaadyadu ka dhacayaan ee Maraykanka.

Sidoo kale waxay ugu baaqday dhinacyada Maraykanka in ay isdajiyaan oo dulqaad muujiyaan.

Hadalka Wasaarada arimaha dibada Turkiga,ayaa umuuqda mid ku digasho ah oo looga faa’idaysanayo yaxyaxa ku dhacay hormuudkii Dimuqraadiyadii caalamka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading