Ugu danbayn Farmaajo iyo Khayre oo Doxa ku kulmay

Waxay ku kulmeen Doxa Maalmo ka hor Farmaajo iyo Khayre,sida Wararku sheegayaan.

Khayre,ayaa kaga sii horeeyay oo sii joogay Doxa ka hor tagida Farmaajo.

Sida wararku xaqiijinayaan,waxaa jira heshiis la dhex-dhigay Labada Nin,kaasoo Qadar kasoo shaqaysay.

Heshiiska dhexmaray salkiisu waa in Labadooda mid Wajiga koobaad ee Qatar noqdo.

Lama yaqaan in Farmaajo la nasiyay oo Khayre la dhisayo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading