Ujeedka socdaalka Madaxweyne Deni ee Jabuti?

1.Xiriirka Jabuti iyo Puntland”

Xoojinta wada shaqaynta dhinacyada amaanka iyo ganacsiga waxaana kulamo ka leh Wasiirada labada dhinac.

2.Maraykanka iyo Puntland “

Maraykanku waxuu horay udalbaday Saldhig Milatari oo Bosaso laga siiyo,kaasoo ogolaansho uu uga helay Puntland.

Sidoo kale hada waxuu wataa codsi kale oo uu ku rabo Saldhig kale oo Xeebaha Bari laga siiyo.

Shiinaha iyo Puntland”

Dowlada Shiinuhu waxay wadataa dalab ah in Saldhig Milatari laga siiyo gudaha Puntland meel ka mid ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading