UK: Kiisaska nooca cusub ee xanuunka COVID-19 oo kordhay

Kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK ayaa cirka isku shareeray, iyada oo Jimcihii shalay ahaa uu ku dhacay 42,067 qof oo cusbi sidda lagu sheegay xog ay dowladu soo saartey.

Dhinaca kale guulo ayaa Britain ka gaartay barnaamijka tallaalka, iyada oo ilaa hadda la qaatay 91,314,745 tallaal guud ahaan Britain. 48,171,998 oo qof ayaa la siiyey dhibicda koowaad halka ay 43,142,747 oo qof oo kalena qaateen labada qeybood.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading