UK oo walaac ka muujisay xaalada dagaal ee Muqdisho

Safaaradda Dowladda UK ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaalada ka socda Muqdisho, waxaana ay ku baaqday in xaalada la dejiyo, wada hadalka nabadeed uu ku jiro danta ugu wanaagsan ee Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading