UNICEF: Puntland waxay hoggaaminaysaa Hanaanka Waxbarasho ee Africa

Hay’adda Qarmada Midoobay ee UNICEF ayaa sheegtay in Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ay hoggaamisay Hanaanka Waxbarasho ee Africa xilliga lagu gudajiray xaalada adag ee cudurka COVID-19 ee dunida Idil go’doonka galiyay.

UNICEF ayaa sheegtay in Wasaaradda Waxbarashada Puntland ay hirgalisay Waxbarashada fogaan araga ah oo arday Reer Puntland ay hab Online ah, TV-yada iyo Raadiyayaasha ka qaadanayeen Casharadooda, ayna tahay meesha ugu horeysay ee Afrika ah oo hirgalisay Barnaamijkan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading