Barnaamijka wada shaqaynta UNSOM iyo Dowlada Fadaraalka ay kuwada gaareen heshiis wada shaqaynayd.

Muhiimada ugu weyn barnaamijkan,ayaa ah in UNSOM diyaarsatay mudo xileedkeeda shaqo si deeq bixiyayaashu dhaqaale ugu bixiyaan.

UNSOM waxay heleen mudo xileed cusub oo Shan sano ah.
UNSOM,ayaa hadafkeedu ahaa in Dowladdan wakhtigeedu dhamaanayo ayey ay saxiix kala harto.

Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.