UPDATE:-Dhimashada Qaraxa Muqdishu oo Korortay

Tirada dhimashada ee qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdishu ayaa korodhay. Wasaaradda amniga ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhimashada haatan ay marayso 17 qof halka 8 kalena ay u dhaawacmeen.

Wararkii hore ee soo baxay ayaa sheegayay in qaraxaasi uu sababay baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, balse xalay ayaa Af-hayeenka wasaaradda amniga uu sheegay in qaraxa uu ahaa mid lagu soo xiray mootooyinka loo yaqaan bajaajka.

Ururka Al-Shabab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarka,

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading