UPDATE: Dood ka taagneyd Amniga teendhada Afisyooni oo la xaliyay

Sida ilo kala Ka duwan aan ka soo xigtay, Waxaa dhinacyadii amniga ee shirka Afisyooni , ay isla garteen

In hoolka Teendhada amaankeeda ay la wareegto Amisom,

In gudaha Teendhada aan lala geli karin askarta hubaysan ee wadata hubka muuqda.

In Madaxda ay la soo galaan ciidamada VIP protection loo yaqaan lana xadido tiradooda.

In dhamaan madaxda oo ay ku jiraan kuwa Dowladda Federaalka ay ciidanka uga tagaan banaanka Teendhada Afisyooni.

Madaxda dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, ayaa soo wadan doona istaafyadooda balse waxa ay uga tegi doonaan banaanka teendhada Afisyooni.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading