Ugu danbayn waa la heshiiyay,waxaana la shaacinayaa maalinka Talaadada ah siday ubadan tahay.
Doorashada:
- Shirka Madaxda DG oo guuleysta
- RW Rooble oo ku soo biira Shirka
- Murashaxiinta oo u daaya hogaanka Doorashada in ay wada maamulaan RW Rooble iyo Madaxda DG
Farsamada:
- Maamulka Doorashada JL oo loo daayo DG Jubbaland
- Xubnaha Guddiyada ee la magacaabay oo lagu soo beddelo xubno karaamo iyo ixtiraam ku leh bulshada
- Maamulka iyo Maareynta Doorashda SL oo loo daayo Mudane Abdi Hashi (most senior politician from SL) iyo siyaasiyiinta SL si wadajira ah oo heshiis lagu yahay
- Madaxda DG oo saxiixa in ay doorashada u maamulayaan si hufan oo cadaalad ah
- Beesha Caalamka oo goob joog iyo damaanad ka ahaata fulinta heshiiska. Taageero dhaqaale iyo Farsama u fidisa Guddiga Maamulka Doorashada ee cusub
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.