Urur Siyaasadeedka XAQSOOR ayaa maanta u gudbiyey warqdihiisa diiwan gelinta ururada guddida doorashooyinka Puntland ee TPEC.

Xisbigan ayaa ah Xisbi u badan Aqoonyahan, Hogaanka ururada Bulshada, Ganacsato, siyaasiyiin da’a yar iyo dhalinyaro.

Waxa maanta dukumentiga xisbiga Gudbiyey Drs. Sumaya C/qaadir Shoole oo ku xeeldheer arimaha Siyaasada iyo Warfaafinta iyo Aqoonyaho iyo waxgarad kale.

Xaqsoor
ururka_jiilka_Cusub
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.