Ururada Siyaasada Puntland oo Umahadceliyay Madaxweyne Deni

Ururada Siyaasada Puntland oo ku amaanay Madaxweynaha talaabooyinka uu uqaaday dhaqaajinta Dimuqraadiyada.

Sidoo kale Bulsha weynta reer Puntland,ayaa si farxad leh usoo dhaweeyay dhawaaqa caawa kasoo yeeray Madaxtooyada Puntland.

“Waxaan yaqiinsanay in ay dhab ka tahay Madaxweyne Deni Dimuqraadiyada hadiiba uu shaaciyay in uu Maxkamadii Dastuuriga ahayd dhisayo”, Eraygaasi waa mid Dad badan oo Mucaarad iyo Muxaafid ah is dhaafsanayeen..

Sida muuqata Dimuqraadiyaynta Puntland waa dhaqaaqday.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading