Ururka KAAH oo diyaarinaya xubnaha uga qeybgalay Tartanka doorashada hordhaca ah (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa xalay booqday xarunta dhexe ee urur siyaasadeedka KAAH waxaana uu kulan gaar ah oo ku saabsan isxogwareysi la qaatay guddiga fulinta ee Ururka KAAH.

Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay guddiga fulinta ee Ururka KAAH, waxaana ay la wadaageen horumarada laga gaaray diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada ee degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn iyo qorsheyaashooda ku aadan u diyaar garowga doorashada xildhibaanada goleyaasha deegaanka ugu tartami doonaan Ururka KAAH.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading