Ururka Mustaqbal oo muujiyay Olale xoog badan

Ururka Mustaqbal awood,ayuu ka muujiyay fagaarayaasha Olalaha ee Guud ahaan Puntland.

Olalihii ugu danbeeyay ee Garowe,Gaalkacyo iyo Carmo ma’ahayn wax caadiya.

Waxaa si gaar ah soo jiidasho ulahaa hormuud badan oo dhalinyaro reer PL ah oo hadana isku dhafan oo qayb ka ah Ururka.

Qiimaynti waxay muujinaysaa haday sidaan kusii socdaan in ay noqon doonaan Ururka ugu horeeya ee guura Xisbi.

 

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading