Ururka suxufiyiinta Somaliland oo cambaareey xarigga weriyayaasha

Ururka suxufiyiinta ee Somaliland,ayaa sheegay in laamaha amniga ee Somaliland ay xireen Saddex Weriye oo ka tirsan Telefiishanka MMTV xilli ay socotay dood lagu falanqaynayey is-afgaradka ee 1-dii bishan gaareen Itoobiya iyo Somaliland.

Telefiishanka MMTV ayaa bartooda Facebook ku sheegaya in saxafiyiinta la xiray ay kala yihiin Maxamed Cabdi Ili oo ah guddoomiyaha MMTV, Ilyaas Cabdinaasir iyo Maxamed Cabdi Cabdullaahi Andar.

Ururka suxufiyiinta Somaliland ayaa cambaareey xarigga weriyayaashaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading